{DAAWO SAWIRADDA} Banaan Baxyo Ka Dhacay Degaanka Meru Oo Qaadka Laga Keeno Ka Dib Marki….

583

Mudaharadyo Rabshado Watay Ayaa Ka Dhacay Deegaanka Meru Oo Ah Goobta Laga Beero Qaadka Loo Yaqaan Miiro Ee Ka Baxa Dalka Keynya.

Mudaharadkan Ayaa Ujeydkisu Ahaa Mid Looga So Horjeday Joojinta Ay Dowlada Somalia Ay jojisay Diyaradahi Qaadka Ka  Keeni Jiray Dalka Kenya Ee Iman Jiray Gudaha Somalia

Dadka Ku Nool Meru Ayaa U Badna Kuwo Ku Tirsan Beerashada Iyo Gooynta Qaadka Halkaas Ka Baxaa Ka Oo Loo So Ib geyn Jiray Gudaha Somalia Dadkan Ayana Intoda Badan Ku Tirsana Qaadkaas Waxana Ay Shegeen In Sameyn Ay Ku Yelatay Noloshoda

Goobta Mudaharadku Ka Dhacayay Ayaa Sawiro Goobta Laga Qaday Waxaa Ay Mujinayeen Tayaro Dab La Qabad Siyay Iyo Dad Weyne Badan Oo Mujinayay Darenkooda Ku Adan Arintaas

Gudomiyaha Degaanka Meru Oo Dhawaan Warbahinta La Hadlay Ayaa Shegay In Naftisu Ay Halis Ku Jirto Isla Markana Ay Soo Werareen Dad Weyne Careysan.

Arintan Ayaa Waxaa Ay Ka Danbeysay Kadib Marki Ay Dhawaan Dowlada Somalia Ay Ku Dhawaqday In Si KMG Ah Ay Dowlada U Jojisay Dulimadki Qaadka Ee Ka Keeni Jiray Dalka Keynya Ee Iman Jiray Gudaha Somalia,

14238360_1758040944465226_6023511673310331816_n

14199745_1758040961131891_6873862454813373778_n-1

14212579_1758040987798555_1040450814825715562_n