{DHAGEEYSO} Khaad Maanta La Keenay Boosaaso Iyo Shacabka Oo Arintaasi Ka Hadlay

8
898

Dowladda Soomaaliya ayaa shalay ku dhawaaqday inay hawadeedda ka mamnuucday duulimaadyadii khaadka ee Soomaaliya uga iman jiray dalka Kenya.

Dowladdu waxey sheegtay in dayuuradaha ay u joojisay sababo ku xiriira dano qaran, oo uu ammaanka ka mid yahay.

Suuqyada Khaadka ee magaalada Muqdisho iyo magaalooyin kale oo ku yaala koonfurta Somalia ayaa maanta aanu iman Khaadka, hase yeeshee khaadka laga keeno dalka Ethiopia oo dhinac dhulka ku soo gala Somalia ayaa sidii caadiga aheyd loo geeyay magaalooyin ay ka mid tahay Boosaaso.

HALKAN HOOSE KA DHAGEEYSO CODKA

 

 

 

Comments are closed.