{DHAGEEYSO} Qudbada Gudoomiyaha G.Hiiraan Oo Kaga Soo Horjeestay IGAD Iyo Dowlada Somalia

14
472

Xili Jahwariir xoogan oo ka taagan yahay Dhismaha Maamulka Hiiraan Iyo Shabeelaha dhaxe ayaa waxaa arintaasi si kulul uga hadlay gudoomiyaha maamulka gobolka hiiraan yuusuf axmed hagar waxa uuna eedeyn xoogan u jeediyey urur Goboleydka IGAD iyo Dowlada somalia.

 

yuusuf axmed hagar ayaa sheegay in aanan wax wada tashi ah lagala sameynin dhismaha maamulka waxa uuna tilmaamay in loo baahna in arimaha maamulka faraha looga qaado waxgaradka labada gobol.

HALKAN HOOSE KA DHAGEEYSO.

Comments are closed.