Waxaa si rasmi ah loo shaaciyay garsoorayaasha dhex dhexaadin doona kulamada todobaadka afraad ee Premier Leaque-ga. Kulamda afraad ee horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaari doonaa Sabtida 10 September ilaa Isniinta 12 September iyada oo markale ay kooxaha horyaalka Ingiriisku gorada isla gali doonaan.
Waxaa kulamada afraad lagu furi doonaa kulanka ugu adag ee la wada sugayo ee Old Traffrod ku dhex mari doona kooxaha ree Manchester ee United iyo City. Waxaana kulanka Manchester Derby dhex dhexaadin doona garsoore Mark Clattenburg oo ay caawin doonaan J Collin iyo S Bennett halka M Dean uu noqon doono garsooraha afraad.
Halkan kaga bogo dhamaan garsoorayaasha iyo kaaliyaasha qaban doona kulamada todobadka Afraad ee Premier Leaque-ga.
Kulamada Sabtida,10 September
Manchester United v Manchester City (Sky Sports)
Garsoore: Mark Clattenburg
Kaaliye: J Collin iyo S Bennett
Garsooraha Afraad: M Dean
Arsenal v Southampton
Garsoore:Bobby Madley
Kaaliye: M Perry, E Smart
Garsooraha Afraad: S Hooper
AFC Bournemouth v West Bromwich Albion
Garsoore: Kevin Friend
Kaaliye: S Long, D Eaton
Garsooraha Afraad: C Kavanagh
Burnley v Hull City
Garsoore: Paul Tierney
Kaaliye: S Beck, I Hussin
Garsooraha Afraad: M Oliver
Middlesbrough v Crystal Palace
Garsoore: Neil Swarbrick
Kaaliye: S Ledger, A Halliday
Garsooraha Afraad: M Jones
Stoke City v Tottenham Hotspur
Garsoore: Anthony Taylor
Kaaliye: P Kirkup, G Beswick
Garsooraha Afraad: J Moss
West Ham United v Watford
Garsoore: Martin Atkinson
Kaaliye: S Child, S Burt
Garsooraha Afraad: S Martin
Liverpool v Leicester City (BT Sport)
Garsoore: Craig Pawson
Kaaliye: H Lennard, A Holmes
Garsooraha Afraad: L Mason
Kulamada Axada, 11 September
Swansea City v Chelsea (Sky Sports)
Garsoore: Andre Marriner
Kaaliye: A Nunn, A Garratt
Garsooraha Afraad: R East
Kulamada Isniinta, 12 September
Sunderland v Everton (Sky Sports)
Garsoore: Mike Jones
Kaaliye: M Scholes, D Cann
Garsooraha Afraad: N Swarbrick
Comments are closed.