SAWIRO: Wiil Cusub, Jawi Cusub, Qaab Cusub, Timo Cusub Iyo Kabo Cusub, Paul Pogba Oo Doonaya Inuu Aduunka Ka Qariyo Man City.

9
789

Wiilka aduunka ugu qaalisan ee Paul Pogba ayaa doonaya in sanado badan ka dib ku wajaho deriskiisa Man City, isagoo wax kale ah, maadaama Man United kusoo noqday isagoo wax walba soo bedeshay.

Laacibka heerka caalami ee xulka France ayaa soo bandhigay kabihiisa cusub ee uu  kulanka Manchester Derby ee sabtida la soo shir tagi doona kabo cusub oo ay u soo naqshadeysay shirkadda Adidas, waxana uu si rasmi ah usoo bandhigay

Pogba ayaa  kulanka Manchester Derby ee aduunka dhan laga sugayo la soo shir tagi doono gabo gaar ah oo uu noociisu yahay adidas ACE16 +Purecontrol Viper Pack, waxana sidoo kale horay u bedeshay qaabkiisa timaha oo uu cadaan ka dhigtay.

4

Viper Pack, featuring both the X 16+ PURECHAOS and ACE 16+ PURECONTROL in an eye-catching snakeskin design

Comments are closed.