Koox hubeysan ayaa Caawa Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ku dishay Labo Nabaddoon iyo dhaawaca Siddeed qof oo Labo ay Dumar tahay kadib markii koox hubeysan ay rasaas ku furen goob maqaaxi ah.
Wararka ayaa sheegaya in Kooxdii Dilka geysatay ay Goobta ka baxsadeen,waxaana Caawa Magaalada ka taagan Xaalad Kacsanaan ah.
Dilka Nabaddoonada ayaa waxaa Geystay Maleeshiyaad Hubeysan oo ka mid ah Dadka Degaanka,balse aanuyin qabiil ayaa lagu tuhmayaa.
Comments are closed.