{AKHRISO} Qoraal Ku Socdo Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele.

4
316

Guddiga doorashooyinka dadban ee dalka ayaa sheegay in ay muhiim tahay in maamulka Hirshabeelle uu xaqiijiyo qoondada haweenka ee loogu tala galay in ay baarlamaanka Soomaaliya ay kasoo galaan degaanada maamulka Hirshabeelle.

War kasoo baxay guddiga doorashooyinka dadban ee dalka ayaa lagu sheegay in ay muhiim tahay in maamulka Hirshabeelle uu adkeeyo qoondada haweenka Soomaaliyeed ay kuleeyihiin kuraasta Aqalka Hoose ee ka imaanaya degaanada maamulka Hirshabeelle.
1

 

Comments are closed.