{DAAWO MUUQAALKA} Kulankii Su’aalaha Lagu Weydiinayey Gudoomiyaha G.Hiiraan

4
401

Kulanka waxaa soo qaban qaabiyay Ururka dhalinyarada Gobolka Hiiraan waxana Ujeedkiisu ahaa Taageero Loo Muujinayay Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Cali Jeyte Cismaan Kaas oo mudo dhaw lawareegay xafiiska Gudoomiyaha Gobolka.

Waxaa kulanka kasoo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada Baladweyne Maamulka Gobolk Iyo Kan Dagmada Baladweyne Taliyaasha Booliska Iyo Nabad sugida Degmada.

Intii Uu kulanka socday waxaa goobta laga jeediyay khudbado kala duwan oo ku aadan taageero iyo bogaadinta gudoomiyaha cusub

 

 

Comments are closed.