{DAAWO MUUQALKA} Qaabkii Loo Kala Qaaday Ciidamadii Ku Dagaalamay Duleedka Baledweyne.

4
474

Maamulka Gobolka Hiiraan Iyo Odoyaasha dhaqanka Gudi kala Matayey Beelahii dhawaan ku dagaalamayey Galbeeydka magaalada baledweyn ayaa  waxaa manta lagu guuleeytay in la tago goobaha uu dagaalka ka socday  waxaana la kala qaaday ciidankii labada dhaanac ee is horfadhiyey  .

Inta ay socotay waan waanta lagu joojinayey dagaalka aya waxa manta dhacay dagaal sababay qasaaro is kugu jiro dhimasho iyo dhawac labada beelood ah waxaana sidoo kale jiray asraki kamid ah ciidanka xooga dalka oo goobta ciidanka lagu kala qaadayey lagu dilay.

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan cali jeeyte osmaan  Oo Shir jara’id Ku Qabtay Xarunta Maamulka Gobolka Howlgalka dib ayaa waxa uu digniin adag u diray Labada beelood

 

Comments are closed.