{DAAWO SAWIRADA} Arday Ka Qalin Jabisay Scholka Soomali Central Ee Magaalada Baledweyne

4
274

Munaasabadan oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka  macalimiinta iyo ardayda  iskuulka soomali central  ayaa waxa ay ka dhacday magaalada baledweyne ee xarunta gobolka hiiraan

Munaasabada ayaa waxa kasoo qeyb galkay mamulayaal macalimiin ka kala socotay iskuulada ku yaala magaalada b,weyne iyo qaar kamid ah ururada bulshada gobolka hiiraan waxaana ardada manta qalin jabineysay ay gaarayaan 46 arday oo dhameysatay barashada  Saxaafada Carabiga Iyo simanaar lagu baranayo Jeedinta Qudbadaha Kala Duwan

Ugu horeyn waxaa munaasabada ka hadlay gaar kamid ah kasoo qeyb Galayaashii munaasabada iyagoona bogaadiyey ardayda ka qalin jabineyo iskuulka soomali senteraal in ayna wax barashada dhamaad laheen Isla Markaana Ay Dagaalka Ay Sii Laba Jibaaran.

Maamulaha iskuulka hoose dhaxe ee  soomali central  maxamed axmed cabdi xireye ayaa ka sheekeeyey mar xaladihii kala duwnaa uu soo maray iskuulka wuxuuna bogaadiyey ardayda manta ka qalin jibinaysay

Gaba Gabadii munaasbad ayaa waxaa Radio Hiiraanweyn la hadlay qaar kamid ah ardaydii manta qalin jibisay iyagoona ka warbixiyey waqtiga ay bilaabeen madooyinka ay ka qalin jibinayaan iyo caqabadaha ay kala kulmiin inta ay wadeen waxbarashada

 

hiiraanweyn-27 hiiraanweyn-26 hiiraanweyn-25 hiiraanweyn-24 hiiraanweyn-23 hiiraanweyn-22 hiiraanweyn-21 hiiraanweyn-20 hiiraanweyn-19 hiiraanweyn-18 hiiraanweyn-17 hiiraanweyn-16 hiiraanweyn-15 hiiraanweyn-14 hiiraanweyn-13 hiiraanweyn-12 hiiraanweyn-11 hiiraanweyn-10 hiiraanweyn-9 hiiraanweyn-8 hiiraanweyn-7 hiiraanweyn-6 hiiraanweyn-5 hiiraanweyn-4 hiiraanweyn-3 hiiraanweyn-2 hiiraanweyn-1hiiraanweyn-1 hiiraanweyn-2 hiiraanweyn-3 hiiraanweyn-4 hiiraanweyn-5 hiiraanweyn-6 hiiraanweyn-7 hiiraanweyn-8 hiiraanweyn-9 hiiraanweyn-10 hiiraanweyn-11 hiiraanweyn-12 hiiraanweyn-13 hiiraanweyn-14 hiiraanweyn-15 hiiraanweyn-16 hiiraanweyn-17 hiiraanweyn-18 hiiraanweyn-19 hiiraanweyn-20 hiiraanweyn-21 hiiraanweyn-22 hiiraanweyn-23 hiiraanweyn-24 hiiraanweyn-25 hiiraanweyn-26 hiiraanweyn-27

 

Comments are closed.