DEG DEG:-Dagaal ka soconaya Degaanka Goof-gaduud ee Gobolka Baay

7
322

Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidanka dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab ayaa ka dhacay degaanka Goof- gaduud ee gobolka Baay sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Dagaalka ayaa la sheegay in ciidanka dowladda Soomaaliya ay Al-Shabaab weerar ku qaadeen ka dibna dagaal labada dhinac uu dhexmaray dagaal xoogan khasaare kala duwan geystay.

Dagaalka xoogiisa ayaa ka dhacay duleedka degaanka Goofgaduud.

Dagaalka ayaa geystay khasaare isugu jira Dhimasho iyo dhaawac ,inkastoo aysan wali cadeyn tirada ku dhimatay iyo sidoo kale inta ku dhawaacantay.

Comments are closed.