{DHAGEEYSO} Sargaal La Shaqeeya Imaaraadka Carabta Oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay

1
343

Sargaal la shaqeeya Safaaradda Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhintay Magaalada Muqdisho,waxaana Gaari uu watay loogu soo xiray Waxyaabaha Qarxax.

Gaariga uu watay Allaha u Naxariistee Sargaalka dhintay ayaa ahaa Kaarib,waxaana uu kula Qarxay Isgoyska Maana-boolyo ee Magaalada Muqdisho.

Sargaalka ayaa la sheegay in Dhaawac ahaan looga qaaday Goobta uu ku Qarxay gaariga uu watay,balse uu u dhintay Dhaawacii soo gaaray sida uu warbahinta  u sheegay Guddoomiyaha Degmada Shibis Axmed Muumin

Guddoomiyaha Degmada Shibis Axmed Muumin oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbxiyey qasaaraha ka dhashay qarax

HOOS KA DHAGEEYSO

 

 

 

Comments are closed.