Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Mudane Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in uu Ka faa,ideysan doono masxakda nadiifka ah ee dhalinyarada gobolka hiiraan waxana uu bogaadiyay wax qabadkooda.
sidoo kale gudoomiye jeyte ayaa sheegay in maamulkiisu uu sameeyay sannaadiiq loogu talagalay in talabixinta iyo horumarinta gobolka hiiraan.
waxaa kale oo jira sida uu sheegay gudoomiya gobolka hiiraan cali jeyte cismaan sanaadiiq cabasho ah oo loogu talagalay dadka aaney cabashooda gaari karin madaxda dowlada in ay ku ridaan waxii cabasho ah oo ay qabaan si dib loogu baaro waxna looga qabto cabashadaasi
Halkaan KA DHAGEEYSO CODKA
Comments are closed.