{DHAGEYSO} Jaalliyada Somalida ee Ku nool Columbus Ayaa Cabsi La so Daristay Kadib Werarkii Wiil somali

2
217

Wiil Soomaaliyeed ayaa lagu eedeynayaa falki weerarkii ahaa ee Jaamacada OHIO, magaalada Columbus ee dalkan Mareykanka. Sidaa daraadeed ayey Jaaliyadda Soomaalida ee gobolkaasi waxaa ay qabteen shir jaraa-id. oo ay kaga hadlayaan  werarkii dhawaan uu geystay wiil soomaali ah.

jaaliyada-soomaaliyed

HALKAN KA DHAGEYSO CODKA JAALIYADA 

 

Comments are closed.