{DHAGEYSO} khasaarihii ka dhashay Weerarkii Ohio oo kordhay iyo Muslimiinta oo ka hadashay

3
353

Hogaamiyeyaasha bulshada Muslimka ah ee gobolka Ohio ee Maraykanka ayaa dhaleeceeyay weerarka arday Soomali ah ku dhaawacay kow iyo toban qof.

Cabdirisaaq Cali Cartan ayaa baabuur jiirsiiyay dad dhex lugaynayay jaamacadda Ohio State Univeristy ee ku taalla magaalada Colombus, ka dibna wuxuu middi la dhex qaaday dadkii.

HALKANKA DHAGEYSO  QASARAHA HADA KA DHASHAY WERARKII  Ohio

Booliska ayaa toogasho  ku dilay markaa ka dib, waxaana ay baarayaan in weerarkiisu ahaa mid aragagixiso iyo in afkaarta xagjirka ah ee internetku duufsadeen iyo in kale.

 

Comments are closed.