Doorashada Aqalka Hoose oo magaalada Jowhar maanta lagu dooranayo labo kursi +MAGACYADA&SAWIRO

1
306

Waxaa ka socota hoolka doorashada ee magaalada Jowhar cod bixinta doorashada Aqalka Hoose iyadoo maanta lagu soo dooranayo labo kursi.

Kuraasta maana loo tartamayo ayaa ah waxaa ku tartamaysa 8 Musharax oo 2 kamid ah ay yihiin dumar.

Afhayeenka Guddiga Doorashada Dadban ee Maamul Goboledka Hirshabeele Cismaan Maxamed Muqtaar(Baarey) ayaa sheegay in muddo saddex cisho ah ay ku soo dhamaystiri doonaan doorashada Aqalka Hoose eek a socota magaalada Jowhar.

Beesha Gaaljecel /Abtisame

Aamino maxamed cabdi
Maxamed Aadan Daahir
Maxamed Nuur Xuseen
Sacdiyo Mustaf Axmed

Beesh Dir/ Faqe Cumar

1-Axmed Xasan Aadan

2-Maxamed Cabdulaahi Axmed

3- Maxamed Xasan Aadan.

4- Dr Xuseen Cabdi Cilmi

dsc02117

dsc02121

dsc02124

dsc02128

dsc02130

dsc02149

Comments are closed.