Guddiga xalinta khilaafaadka oo soo bandhigay Cabasho laga keenay Kuraasta Labo Xildhibaan (Aqriso)

3
335

Guddiga Madaxa Banaan ee xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa soo bandhigay cabasho laga keenay kuraasta Labo xildhibaan oo dhawaan lagu doortay magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Maamulka Galmudug.

Warqadan cabashada ah ee kasoo baxday Guddiga Xalinta Khilaafaadka ayaa lagu sheegay in Dacwad laga keenay Kuraasta ay ku guuleesteen labada Xildhibaan ee kala ah Xasan Macalin Maxamuud iyo Xuseen Qaasim Iidow, Labaan Xildhibaan ayaana kasoo jeeda Beesha Murusade gaar ahaan Jufada Sabti.

Halkan ka Aqriso Warqada Guddiga Khilaafadaka kasoo baxday

 

Comments are closed.