Gudoomiyaha Rugta ganacsiga Gobolka Banaadir oo lagu doortay Magaalada Muqdisho

2
552

 

 

 

 

 

 

Munasabadan oo lagu doranayay Gudomiyaha Rugta Ganacsiga gobolka banaadir ayaa waxa kasoqeyb galay Ganacsato kaladuwan Aqoonyahano Gudoomiyayasha qeybaha kala duwan ee Ganacsatada Suuqyada Bakaaro Suuqbacaad iyo Xamarweyne iyo kuwa kale oo badan .
In ka badan 400 oo ganacsato ah ayaa munsabada ku sugnaa waxaana hab cantaag ah ku doortay in xilka gudoomiyagha Rugrta ganacsatada gobolka banaadir uu Qabto Cabdinaasir Cali Maxamed

 

still1124_00027

Sidoo kale xaflada waxaa  sigacantaag ah lagu doortay Gudoomiye kuxigeenka Rugta Ganacsatada Gobolka Banaadir waxaana loo Doortay Cali Xasan Warshiiq

 

still1124_00031

Gudoomiyaha ladoortay ee Rugta ganacsatada Gobolka Banadir oo munasabadan kahadlay ayaa soo jediyay in uu waxbadan kaqaban doono baahiyaha ganacsatada goobolka Banaadir
wuxuu tilmaamay in ladiyaarin doono iyo qeynuun lagu hago ganacsatada Gobolka

 

still1124_00000

still1124_00001  still1124_00003 still1124_00004 still1124_00005 still1124_00006 still1124_00007 still1124_00008 still1124_00009 still1124_00010 still1124_00011 still1124_00012 still1124_00013 still1124_00014 still1124_00015 still1124_00016 still1124_00017 still1124_00018 still1124_00019 still1124_00020 still1124_00021 still1124_00022 still1124_00023 still1124_00024 still1124_00025 still1124_00026  still1124_00028 still1124_00029 still1124_00030  still1124_00032

Comments are closed.