Magacaabista Golaha wasiirrada ee Maamulka Hirshabeelle oo dib Loo Dhigay Kadib Markii ,,,

2
239

Baarlamanka Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa muddo Bil ah ugu daray Madaxweynaha maamulkaasi inuu kusoo Magacaabo Golahiisa Wasiirrada.

Mudanayaasha Baarlamanka maamulkaasi ayaa horay ugu qabtay Madaxweyne Cali C/laahi Cosoble inuu kusoo dhiso Golahiisa Wasiirrada muddo 45 Cisho ah, taasoo uu dib u dhac ku yimid markii la guda galay doorashooyinka Aqalka Sare iyo hoose.

Maamulka Hir-shabeelle ayaa ah Dowlad Goboleedkii ugu dambeeyay ee laga hir geliyo Soomaaliya, waxaana si dar-dar leh ku socda dhammaystirka Tiirarkii Dowladnimo ee uu maamulkaasi yeelan lahaa.

Comments are closed.