Nin Oday ah oo Saakay lagu dilay Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir

1
245

Dableey Bastoolado wadata ayaa Saakay Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ku dishay Nin Oday ah oo la sheegay inuu ka mid ahaa Dadka Degaanka.

Kooxda Dilka geysatay ayaa ka baxsatay Goobtii ay ku dileen Allaha u Naxariistee Ninka Odayga ah.

Maamulka Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir weli kama hadlin Dilka Ninka Odayga ah loogu geystay Xaafadda Carafaad ee Degmada Yaaqshiid.

 

Comments are closed.