Wiilka Donald Trump oo Laga Saaray iskuulkiisa Kadib Hanjabaadyo isdabajoog ah oo lo sodiray

2
376
655470145AA00467_Republican

Wiilka yaraanka u ah qoyska Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Donald Trump, Barron oo 10 sano jir ah ayaa waxaa si deg deg ah looga soo badalay Iskuulkiisii horey u dhigan jiray kadib markii hanjabaad fara badan loo soo diray .

Hooyada dhashay Wiilkaan Melania Trump ayaa ku booqatay Iskuul cusub oo wiilkeeda Barron Trump la geeyay, kaas oo iminka loo sameeyay ilaalo qaas ah oo aad hubeeysan kuwaas oo nolashiisa la socon doona ilaa iskuulka iyo inta u dhaxeysa halka qooyskiisa ay ku noolaan doonaan .

Dalka Mareykanka qeybo kamid ah waxaa ka socday banaan baxyo waa weyn oo looga soo horjeeday Madaxweynaha cusub ee Mareykanka, waxaana la weeraray xarumo ganacsi uu lahaa Madaxweyne Donald Trump.





 

Comments are closed.