Al-Shabaab oo burburiyay anteenooyin Isgaarsiineed Gudaha Kenya

0
237

Warbaahinta dalka Kenya ayaa sheegaysa dagaalyahano looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Ururka Al Shabaab inay bur buriyeen anteenooyin  Isgaarsiineed oo ku yaalay degaano ku dhow degmada Mandera ee dalka Kenya.

anteenooyin  ayaa la sheegay Shabaabka inay ku xireen waxyaabaha qarxa, kadibna sidaasi ay ku bur buriyeen, waxaana sidaasi xaqiijiyay Gudoomiyaha gobolka Mandera Fredrick Shisia.

Fredrick Shisia ayaa sheegay anteenooyin  la burburiyay inay la aheyd Shirkadda Safaricom, islamarkaana si aad ah degaanka looga isticmaalaayay