Aqriso Magacayada: Xildhibaano Hore iyo Wasiiro oo mar kale Nasiib u helay in ay kamid noqdaan Aqalka Hoose ee lagu doortay.

0
262

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay waxaa xalay lagu soo gabo gabeeyay doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee halkaasi ka socotay , waxaana magaaladaasi lagu doortay 69-Xildhibaan oo kamid noqonaya Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaanada lagu doortay magaalada Kismaayo ayaa qaar badan oo kamid ah waxa ay horey uga mid ahaayeen Baarlamaankii hore ee Waqtigiisa dhamaaday, waxaa sidoo kale ku jira Xubno Wasiiro kasoo noqday Dowladihii kala duwanaa ee dalka soo maray.

Waxaa sidoo kale ku jira Xildhibaanada Cusub ee lagu doortay magaalada Kismaayop Xubno dhalinyaro ah oo Siyaasada ku cusub, kuwaa oo fursad u helay in ay kamid noqdaan Baarlamaanka Cusub kadib markii ay kusoo baxeen rabitaanka dadka ay matalaan.

Halkan ka Aqtriso Magacuyada Xubnaha horey uga mid ahaa Baarlamaankii hore sidoo kale Wsaiiro soo noqday ee mar kale lagu doortay Kismaayo.

1: Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari
2: Fowziya Maxamed Sheekh Cusmaan
3: Ibraahim Yarow Isaaq
4: Daahir Cabdi Cabdullahi
5: Shariif Maxamed Cabdalla
6: Cabdiwahaab Ugaas Khaliif
7: Cabdiqadir Sharif Xasan
8: Cabdi Caziz Xasan Maxamed
9: Raabaca Sh. Nuurow
10: Yacqub Cali Maxamed
11: Maxamed Mursal Maxamud
12: Aden Ibrahim Dhaayow
13: Maxamed Jaamac Mursal
14: Maxamud Macalin Yaxye
15: Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed
16: Khalif Duurey
17: Cabd Welii Ibrahim Sh. Muudey
18: Maxamed Mursal Sheekh
19: Axmed Xaaji Maxamed
20: Cabdiraxmaan Aden Ibrahim Ibbi
21: Saalim Caliyow Ibrow
22: Axmed Cumar Islow
23: Maxamed Xuseen Isaq Afaraalle
24: Axmed Moyow Cabdule-Ruush-ka
25: Cabdulahi Xusein Cali
26: Cabdulahi Cumar Abshir
27: Cabdulahi Sheekh Ismacil
28: Maxamed Cumar Dhalxae
29: Maryan Macalin isaq
30: Maxamed Nuuraani Bakar
31: Sheekh Aden Maxamed Nuur
32: Maxamud Maxamed Dolow
33: Sareedo Maxamed Cabdlle
34: Xuseen Maxamud Sheekh