{DAAWO MUQAALKA} Qaabkii Ay U Dhacday Xafladii Furitaanka Isbitaalka Dagmada Maxaas Ee G/Hiiraan

0
284

Xaflad qalabkaas lagu guddoonsiinayay  qalabkan sports ayaa waxaa goob joog ka ahaa gudoomiyaha gudiga olombikada gobolka cabdi kariin cabdulle qalaad yaani yaani  Iyo masuuliyiinkale  oo ka mida gudiga olombikada gobolka.

munaasabada  qalabka lagu guddoonsiinayay Guddiga dhalinyarada Sportska degmada maxaas  waxaa ka hadlay Guddoomiyaha olombikada gobolka cabdi kariin cabdulle qalaad yaani yaani  oo sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu gudoonsiiyo qalabkan ciyaaraha oo uu sheegay in ay baahi weyn u qabeen dhalinyarada waxana uu sheegay in ka aanu noqon doonin kii ugu horeeyay oo ay mar walbo garab taagan yihiin dhalinyrada gobolka hiiraan.

HALKAN KA DAAWO MUQAALKA XAFLADA LAGU FURAY ISBITAALKA MAXAAS