{DAAWO SAWIRADA} Bandhig Dhaqameed lagu qabtay Minnesota

0
269

Bandhig Dhaqameed lagu soo bandhigayo taariikhda, hiddaha, iyo agabka dhaqanka Soomaalida ayaa lagu qabtay xarunta dawladda ee deegaanka Hennepin County oo ah halka maamulo magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.

Bandhigga ayaa la sheegay in loogu tala galay dadka aan Soomaalida ahayn si ay u fahmaan dhaqanka Soomaalidu leedahay.

1b

2b

4b