{ Daawo Sawirada } Bandhig Dhaqameed Lagu Qabtay Minnesota

0
372

Bandhig Dhaqameed lagu soo bandhigayo taariikhda, hiddaha, iyo agabka dhaqanka Soomaalida ayaa lagu qabtay xarunta dawladda deegaanka Hennepin County oo ah halka laga maamulo magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.

Bandhigga ayaa la sheegay in loogu tala galay dadka aan Soomaalida ahayn si ay u fahmaan dhaqanka Soomaalidu leedahay.

Cismaan Maxamed Cali-Gurey, waa guddoomiyaha matxafka hiddaha iyo dhaqanka Soomaalida ee Minnesotasawir2 sawir3 sawir4 sawir5