Qurba joogta Soomaaliyeed Gaar ahaan kuwa ka so jeedo gobolka hiiraan ayaa kulan ay ku taagerayaan ugaas xasan ugaas khaliif ku qabtay Wadanka sweden
Kulanka ayaa waxaa si doo kale lagu so dhaweyay caashi xaaji cilmi oo dhawaan ka laabatay soomaaliya gaar ahaan Gobolka hiiraan
Munaasabada ayaa waxaa qudbado ka jeediyay Qaar kamid ah jaaliyada Reer Hiiraan ee ku nool Wadanka sweden waxana ay weyn u taageeren Ugaaska Xasan Ugaas khaliif oo Aragti ahaan Ka so horjeedo Maamulka Hirshabelle.