{DAAWO SAWIRADA} Maxay Aheyd Gabadhii Xirneyd Jaakadda Chelsea Ee Garoonka Goodison Park Ka Daawaneysay Kulankii Man United Iyo Everton?

0
590

Intii Uu socday kulankii adkaa ee dhex marayey kooxaha Manchester United iyo Everton kaasoo ka dhacay garooonka Goodison Park  ee Kooxda Everton ayaa la arkayey gabar xiran jaakadda Chelsea taasoo garoonka joogtay.

Si fudud ayaa loo arkayey qof dumar ah oo xiran calaamad aan aheyn kooxaha Everton Iyo United oo ay ciyaarta dhexmareysay, waxayna xirneyd jaakad cad oo ay leedahay Chelsea.

Taageerayaal careysan ayaa baraha bulshada soo dhigay warbixino ay isku waydiinayaan waxa ay aheyd gabadhaan, balse iyada ayaa markii dambe kasoo jawaabtay.

Emily Rogawski waa gabar ka timaaday New York iyadoo aad u jecel kubadda cagta, waa taageere Chelsea oo weliba xaadir aheyd kulankii ay Chelsea taariikhdu ku dhigtay Manchester City garoonka Etihad Maalintii Sabtida.

Emily Rogawski was spotted by eagle-eyed viewers watching Everton vs Manchester United

Rogawski taasoo dagan magaalada Liverpool ayaa axadii Tikid £15 u goosatay ciyaartii Everton Iyo United.

Gabadhaan ayaa Instagram-ka soo dhigtay muuqaal ay ku sheegeysay ” Waxaan aad u jecelahay  Chelsea iyo Kubadda cagta, macquulna maahan inaan ka maqnaado kulan lagu fiirsanaayo  lacag raqiis ah £15 “

The American wore her white Chelsea presentation jacket to the match at Goodison Park

” Inaad Noqoto American England U joogto kaliya jaceyl kubadda cagta ah waa wax wanaagsan, waxaan fiirsan doonaa kulamo badan”

The Look got Rogawski noticed on social media as fans clamoured to find out who she was

Gabadhaan ayaa ku sheegtay ujeedka ay u tagtay kulankii Manchester iyo Everton inu ahaa si ay u daawato Ciyaarta Bastian Schweinsteiger Balse Mourinho ayaa ku ku xumeeyey oo aan xataa kursiga keydka soo gelin xidigaan.

Emily Rogawski is a massive Chelsea fan and attended their win over Manchester City

Rogawski posted on Twitter to show she was wearing her white Chelsea coat at the match

The Chelsea fanatic explained that her Blues jacket was the only winter coat she possesses