{DAAWO SAWIRADA} Xoolaha ku dhintay Abaaraha Dalka ka jira

0
461

Abaaro aad u daran oo saameeyay dadka iyo duunyada ayaa ka taagan Gobolada qaar ee Dalka, waxaana ilaa iyo hada aanay jirin gar gaar toos ah oo dadkaasi la gaarsiiyay.

Sawiro laga soo qaaday xoolo u dhintay Abaaraha ka jira Gobolada qaar ee Dalka ayaa muujinaya in Abaartu ay tahay mid daran, oo ay u dhinteen dad iyo duunyaba.

Gobolada qaar ee Dalka ayaa Abaaraha ka jira waxa ay sababeen in dadka shacabka ah ay iskooda u istaagaan, si wax loogu qabto dadka kale ee ay Abaaraha saameeyeen.

 

1q2q3q4q5q6q7q8q9q