{DAAWO SAWIRADA}Bandhiga Carwada Buugaagta Hiiraan Oo Muddo labo maalin socon doona oo ka Furmay Baladweyne

0
246

Magalaada Baladweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka socda Bandhiga  Carwada Bugaagta Hiiraan waxan goobta Munaasabada lagu soo bandhigay bugaag ay qoreen dhalinyaro da’a yar oo iskugu jira wiilal iyo gabdho kuwaaso si weyn u soo jiitay dhamaan dadka ka qeyb galaya bandhigan.

Bandhigan buugagta Hiiraan ayaa aha Bandhigii ugu horeyay ee lagu qabto Magalaada Baladweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan

Munaasabada furitaan Bandhig Carweedka Buugaagta Hiiraan Waxaa kasoo qeyb galay maamulka gobolka hiiraan kan dagmadabaladweyne aqoonyahano abwaano iyo qeybaha kala duwan ee bulshada baladweyne,

waana bandhigii afraad oo lagu qabto Somalia iyado saddex jeer lagu qabtay Magaalada Muqdisho sida u sheegay  Agaasiimaha bandhiga buugagta Hiiraan Faarax Muxumed Xiirane ( Faarax lamaane).

Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (3)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (4)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (5)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (2)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (6)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (7)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (8)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (9)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (10)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (11)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (12)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (13)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (14)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (1)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (15)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (16)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (17)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (18)Bandhiga Bugaagta ee ka socda Baladweyne Hiilnews (19)