DAG DAG Dhaawaca Gudoomiyaha Jalalaqsi Iyo Askartii Lasocotay Oo La Gaarsiiyay Dagmadaasi Iyo Faah Faahin Dheeraad Ah.

0
291

iyadoo  barqanimadii saaka koox ka tirsan al shabaab ay wadada u galeen gudoomiyaha dagmada lalalaqsi iyo kolonyo ciidanka xooga dalka oo la socday.

waxaana ku wax yeeloobay is risaaseyntaasi oo ka dhacday xadka gobolada hiiraan iyo shabeelaha dhexe waxaana ku dhintay inta la xaqiijiyay mid ka mida ciidanka xooga dalka .

sidookale waxaa dhaawac fudud soo gaaray gumoomiyaha degmada jalalaqsi ee gobolka hiiraan iyo sidookale sadax kamida ciidamadii lasocday.

xaalada gudoomiyaha iyo askartii ku dhaacantay  dagaalka shabaab ee wada galka ahaa ayaa lagu dabiibayaa gudaha dagmada jalalaqsi ee gobolka hiiraan

waxii kusoo kordha kala soco hiiraanweyn.net

Gudoomiyaha Jalalaqsi