tartankii ugu xiisaha badnaa doorashada aqalka hoose maamulka hirshabeele ayaa maanta ka dhacay magaalada jowhar ee xarunta maamulka hirshabeelle.
waxaa kursigaan ku tar tamay Ilaa 4 Mushashax Oo Kala Ah Cabdullahi Goodax Bare Bile Iidle Sabriye Maxamed Cabdulaahi Garguurte Iyo Jen.Muqtaar codeeynta 1-aad waxaa kusoo baxay ilaa labo musharax oo kala ah Goodax Iyo bile
waxaa mar kale la guda galay wareega labaadna Ee Usoo Gudbeen bile iidle sabriye iyo cabdullaahi Goodax Bare waxaanaWeerga Labaad Looga Adkaaday bile iidle sabriye waxaana codad Gaarayo Ilaa 32 Cod Kusoo Baxay Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Bare oo kamid noqday xildhibaanada Baarlamaanka Somalia 2016-2016
Doorashadan Aya Noqotay Mida Ugu Xiisaha Badan Ee Maamulka Hirshabeele.
Comments are closed.