DEG DEG Gudoomiyaha Degmada Jalalaqsi Oo Dhaawacmay Kadib Markii Al-shabaab Ay………

1
278

Gudoomiyaha dagmada jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan maxamed cabdulle fiidoow ayaa ku dhaawacmay kadib markii al shabaab ay wadada u galeen ciidamo ka tirsan alshabaab halkaasna uu ka dhashay iska hor imaad sababay qasaaro dhimasho iyo dhaawacay kala gaartay labada dhinac.

khasaaraha inta la ogyahay ee ka dhashay dagaalka ayaa ah dhimashada hal askari oo ka tirsan ciidanka doowlada ee la socday gudoomiyaha jalalaqsi waxaana sidoo kale ku dhaawacmay labo ka mida askarta dowlada iyo gudoomiyaha degmada maxamad  cabdulle fiidoow oo dhaawac fudud soo gaaray

dagaalka ayaa ka dhacay xadka ay wadaagaan labada gobol ee hiiraan iyo shabeellaha dhexe.

lama oga khasaaraha soo gaaray dhanka al shabaab.

 

Comments are closed.