Dhageeyso Ciidamada Dowlada Oo Degmada Jalalaqsi Kasameeyay Howl-galo Lagu Xaqiijinayo Amaanka Degmada

0
231

Guddoomiyaha Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan Maxamed Cabdulle Fiidow oo la hadlay Warbaahinta ayaa Faah-faahin ka bixiyay Qof ku Qarxay Degmadaas.

Maxamed Cabdulle Fiidow ayaa sheegay in Qof ka mid ah dadka Degaanka uu isku Qarxiyay Maqaayad ku taalla Magaalada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan islamarkaana aysan jirin Cid kale oo Khasaare ka soo gaaray Qaraxa.

Guddoomiye Fiidow ayaa intaa ku daray hadalkiisa in Qofka is Qarxiyay uu dhaawac Culus soo gaaray,balse dhaawacii soo gaaray uu u dhintay.

Shabaab waxaa ay dhankooda sheegeen in Ciidamada AMISOM ay ku Qarxiyeen Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan.