DHAGEEYSO FAAH FAAHIN Gabdho Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Canada

0
255

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dilka labo gabdhood oo Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Canada.

Dilka Gabdhahaan ayaa loo adeegsaday Tooreey.

Ciidanka Booliska ayaa sheegay in labadaan Gabdhood oo la sheegaayo in ay ahaayeen walaalo in laga helay Meydkooda Gurigii ay ka deganayeen Magaalada Ottawa.

HALKAAN KA DHAGEYSO ILKA CASE OO AY DIRIS AHAAYEEN GABDHAHA XALAY LA DILAY OO SHARAXAYA SIDA AY WAX U DHACEEN