Guudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Mudane Cali jeyte cismaan ayaa sheegay in loo bahan yahay in beellaha dega Gobolka ay ku soo wareejiyaan maamulka maleeshiyaadka iyo hubka ay watan si qeyb uga noqdan Ciidamada dowlada Soomaaliya.
Cali jeyte Cismaan Gudoomiyaha KMG ah ee Gobolka hiiraan ayaa hadalkan ka shegay xili la heshiisiinayay Labo beelood oo ku dagaalamay tuulooyin Baladweyne uga beegan Dhinaca Galbeed,
HALKAN KA DHAGEYSO CODKA CALI JEYTE
Lama oga sida ay u aqbali doonaan hadalka ka so baxay gudoomiyaha Gobolka hiiraan Cali jeyte Cismaan oo ku adan in hubka iyo Maleshiyaadka ay ku warejiyaan Maamulka Dowlada si lo yareeyo dilalka iyo Dagaal beeledyada Ka dhaco Baladweyne.