{DHAGEYSO} Waxaa Sii Kordhaayo Walaaca Soomaalida Ku Nool Columbus, Ohia Kadib Werarkii Jamacada Ohio

0
270

Kadib markii uu dhacay weerarki lagu eedeeyey Cabdirisaaq Cali Cartan ee Jaamacada Ohio, magaalada Columbus todobaadki hore ayaa Soomaalida ku nool gobolkaasi Ohio, gaar ahaan magaalada Columbus waxaa ay muujiyeen cabsi ay ka qabaan in dhacdadaasi ay sameyn ku yeelato iyaga.

 

Sidaas la adligeed, ayey bulshada Soomaalidu isku dayeen in ay la shaqeeyaan hayada amniga. Khadro Maxamed Shire waxaa ay ka mid ah tahay aqoonyahanada u dhaqdhaaqo bulshada Soomaaliyeed ee gobolkaasi,

 

Marka hore, waxaa Khadro ay ka waramaysaa imaatinkeeda Waashington iyo waliba arragtida Soamaalida ku dhaqan Columbus ee weerarkii Jaamacada Ohio State University kadib.

HALKAN KA DHAGEYSO WALAACA SOOMAALIDA