Guddiga Doorashada oo bilaabay Bixinta Aqoonsiga Xildhibaanada cusub

1
250

Guddiga Doorashooyinka dalka ayaa bilaabay Shihaado siinta Xildhibaanada cusub ee kusoo baxay doorashadii ka dhacday dalka .

Warqad ka soo baxday Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa loogu yeeray Xildhibaanada cusub inay yimaadaan Xarunta Villa Hargeysa, si ay halkaasi ugu qaataan Shahaadooyinka Aqoonsiyada ah ee Xildhibaanimadooda muujinaya.

g

Comments are closed.