Guddiga Doorashooyinka oo Qiray in Cali Cosoble Faragalin toos ah ku sameeyay Mid kamid ah Kuraasta Aqalka Hoose

0
257

Guddiga Doorashooyinka dadban ee Maamulka Hirshabelle ayaa qiray in Madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble uu faro galin toos ah ku sameeyay Kursiga Aqalka Hoose ku leedahay Beesha Carab Soomaali.

Waxa ay sheegeen Guddiga in loo soo gudbiyay Ergo aan sax aheyn oo kasoo jeeda Beesha Carab Soomaali usana waxbo ka ogeyn Nabadoonka guud ee Beeshaasi, waxa ayna Sheegeen Guddiga in Kursigan oo laga soo wareejiyay Muqdisho fara galin toos ah ku sameeyay Mdaxaweynaha Hirshabelle.

Halkan ka Aqriso Qoraalka kasoo baxay Guddiga Doorashooyinka Hirshabelle.