HOR DHAC: Zorya Vs. Manchester United

0
331

zorya-vs-man-united-europa-league-preview-prediction-8th-december-2016

 Manchester United waxa ay kulankeeda ugu dambeeyey ee heerka Group-yada Europa League ku soo dheeli doontaa Ukraine.

Hadii ay guul darro ka badbaado wey soo bixi doontaa.

Maxaa United ka cusub?

-Man United hadii aysan guul darro ku dhicin waxa ay u soo bixi doontaa wareega 32-da ee Europa League

-Eric Bailly waxa uu ahaa keyd aan la adeegsan kulankii Everton hadase waa diyaar

–  Michael Carrick, Matteo Darmian, Antonio Valencia, Memphis iyo  Morgan Schneiderlin safka laguma soo dirin

-. Luke Shaw iyo  Chris Smalling wali dhaawacyo ayey ku maqan yihiin

– Valencia and Darmian lama heli karo kulankan, Timothy Fosu-Mensah ayaa ku soo bilaaban doona

– Wayne Rooney oo ganaax ku seegay kulankii Everton ayaa la filayaa in uu ku soo laabto safka

RAAD RAAC:

-Zorya guul ma gaarin 7dii kulan ee ugu dambeeysay Europa League

SAFAFKA LA FILI KARO

capture

Gegida: Chornomorets Stadium, Odesa.

Saacadda Geeska Africa: 9Pm