Mali oo lagu afduubtay haweeney Faransiis

0
231

Saraakiisha amniga ee dalka Mali waxay sheegayaan in haweeney gargaarka ka shaqeyneysay laga afduubtay magaalada Gao.
Haweeneyda ayaa haysatay Dhalashada Faransiiska iyo Switzerland.
Warar aan la xaqiijin waxay sheegayaan in gurigeeda laga afduubtay.
Waxaa lala kexeystay cunug agoon ah, waxaana afduubtay seddax qof.