Pepe, Torres Iyo Boateng Oo Hogaaminaya Liiska Ciyaartoyda Horyaalka Spain Ee Uu Heshiiskooda Dhacayo Dhamaadka Xagaagan

0
296

Marka uu dhamaado xili ciyaareedkaan bartamaha maraya waxaa jira dhawr ciyaartoy oo aysan kooxahooda ku abaalmarin heshiisyo cusub waxaana loo badinayaa iney isaga tagaan kooxahooda marka la gaaro bisha June taasoo ka dhigan iney si xor ah uga tagi karaan.

Inkastoo magacyada waaweyn aysan liiska ku badneen hadana shaqsiyaadka ugu magaca dheer ee liiskaan kasoo muuqday waxaa ka mid ah daafaca Real Madrid Pepe kaas oo mudooyinkii ugu dambeeyay ay dishoodeen dhaawacyo sidoo kalana uu booskiisa koowaad ku waayay Raphael Varane.

 

Dhanka kale Barcelona ayaa iyaduna weyn karta goolhayaheeda sadexaad Masip, halka Atleico Madrid ay weyn donto Moyá, Tiago, Torres, Cerci hadii aysan heshiisyo cusub ka saxiixin ka hor June 2017.

Liiska Oo Dhameystiran Halkaan Hoose Kaga Bogo:

Real Madrid

Pepe.

Barcelona

Masip.

Sevilla

Krohn-Dehli, Trémoulinas.

Villarreal

Bonera, Barbosa, Jokic.

Real Sociedad

Xabi Prieto, Mikel González.

Atlético

Moyá, Tiago, Torres, Cerci.

Athletic

Gorka Iraizoz, Saborit, Elustondo.

Eibar

Luna, Ramis, Dos Santos.

Espanyol

Víctor Álvarez, Demichelis, Salva Sevilla.

Las Palmas

Raúl Lizoain, Javi Varas, Dani Castellano, David García, Javi Castellano, Montoro, Momo, El Zhar, Boateng.

Málaga

Weligton, Duda, Charles.

Alavés

Femenía, Raúl García, Toquero, Manu Barreiro.

Celta

Carles Planas, Josep Señé.

Betis

Manu Herrera, Álex Martínez, Cejudo.

Deportivo

Lux, Fernando Navarro, Babel.

Leganés

Serantes, Víctor Díaz, Alberto Martín, Sastre, Toni.

Valencia

Fede Cartabia.

Sporting

Xavi Torres.

Granada

Kelava, Javi Márquez, Isaac Cuenca, Barral.

Osasuna

Nauzet, Mario Fernández, Javi Álamo.