Risaas Xoogan Ayaa Laga Maqlayaa Magalada Baladweyne Taasoo Aan Aheyn Mid Colaadeed….

4
867

Magalaada Baladweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka socda dabaal dega guusha Xildhibaan Cabdulaahi Goodax Barre  oo maanta ku guuleystay inu ka mid noqdo Xildhibannada cusub ee baarlamaanka Federaalka ee maanta lagu doortay Magaalada Jowhar.

dhawaqa Rasaas dabal dega ayaa inta badan laga maqlaya Xaafaddaha Magaalada Baladweyne iyago dadka ku nool Magaalada Baladweyne ay soo dhaweeyeen guusha uu  gaaray Cabdulaahi Goodax Barre.

Wasiirkii hore ee Ariimaha gudaha iyo Federaalka Xildhibaan Cabdulaahi Goodax Barre ayaa ka mid ah Xildhibannada cusub ee  ka soo jeeda gobolka Hiiraan waxana dhowr jeer uu  soo noqday Xildhibaan qaran  iyo Wasiir.

baladweyne

Comments are closed.