Waa kuma xiddiga ugu xirfadda wanaagsa Manchester United?

0
338
MANCHESTER, ENGLAND - SEPTEMBER 29: Paul Pogba and Zlatan Ibrahimovic of Manchester United before the UEFA Europa League match between Manchester United FC and FC Zorya Luhansk at Old Trafford on September 29, 2016 in Manchester, England. (Photo by Matthew Ashton - AMA/Getty Images)

Manchester United FC v FC Zorya Luhansk - UEFA Europa League

 Manchester United waxa ay suuqa galisay aduun dhan £500million loo ay ciyaryahano ku soo iibsatay laakiin ma jiro mid u dhigna wiilka ay kuliyadooda ku soo carbiyeen.

Marcus Rashford oo ay da’diisu tahay 19 ayaa fagaaraha ku soo shaac baxay bishii Febraayo kaddib markii uu laba gool ka dhaliyey Europa League, saddex maalin kaddib waxa uu hadana laba gool ka dhaliyey Premier League.

Phil Jones oo bandhigyo wanaagsan saameenaya mudooyinkan dambe ayaa ka leexday Zlatan Ibrahimovic iyo  Paul Pogba marka ay timaado xiddiga ugu xirfada badan United.

‘Waxaan dooranayaa Marcus Rashford,’ ayuu yiri Jones.

‘Waana kaliya inta aan uga arkay tababbarka, xilliyada uu kubadda isaga dheelayo’.