Yay kooxdaada ku beegmi kartaa wareega 16-ka Champions League?…(Aqriso warbixin dhammeystiran)

0
329

cha

 Waxaa soo xirmay wareega groupyada Champions League iyadoo ay 16-kooxood u soo gudbeen wareega xiga halka kuwana u dheceen Europe Leaague, kuwana ay gabi ahaan dib ugu laabteen garoomadooda.

Haddaba waxaan halkan kugu heynaa, cidda ay ku beegmi karto kooxda aad taageerto, goorma ayaa la sameynayaa isku aadka wareega 16-ka, waa kuwee kooxaha hoos ugu dhacay Europe League.

Kooxaha soo baxay ayaa kala ah:

https://pbs.twimg.com/media/

Kuwa kaalinta koowaad kaga soo aflaxay garoup-yadooda.

https://pbs.twimg.com/media/

Kuwa kaalinta labaad ku soo baxay:

https://pbs.twimg.com/media/

Kooxaha u dhacay Europe League:

Ludogorets, Beşiktaş, Mönchengladbach, Rostov, Tottenham, Legia, København iyo Lyon.

Yay kooxdaad taageerto ku beegmi kartaa wareega 16-ka Champions League?:

ARSENAL | Koowaad ayay uga soo baxday Group A (14 Dhicood) | Waxay ku beegmi kartaa: Benfica, Bayern Munich, Bayer Leverkusen, Real Madrid, Porto & Sevilla.

PSG | 2-aad Group A (12 dhicbood) | Waxay ku beegmi kartaa: Napoli, Barcelona, Atletico Madrid, Borussia Dortmund, Leicester & Juventus.

NAPOLI | 1-aad Group B (11 dhibcood) | Waxay ku beegmi kartaa: PSG, Manchester City, Bayern Munich, Bayer Leverkusen, Real Madrid, Porto & Sevilla.

BENFICA | 2-aad Group B (8 dhibcood) | Waxay ku beegmi kartaa: Arsenal, Barcelona, Atletico Madrid, Monaco, Borussia Dortmund, Leicester & Juventus.

BARCELONA | 1-aadGroup C (15 dhibcood) | Waxay ku beegmi kartaa: PSG, Benfica, Bayern Munich, Bayer Leverkusen & Porto.

MANCHESTER CITY | 2-aad Group C (9 dhibcood) | Waxay ku beegmi kartaa: Napoli, Atletico Madrid, Monaco, Borussia Dortmund & Juventus.

ATLETICO MADRID | 1-aad Group D (15 dhibcood) | Waxay ku beegmi kartaa: PSG, Benfica, Manchester City, Bayer Leverkusen & Porto.

BAYERN MUNICH | 2-aad Group D (12 dhibcood) | Waxay ku beegmi kartaa: Arsenal, Napoli, Barcelona, Monaco, Leicester & Juventus.

MONACO | 1-aad Group E (11 dhibcood) | Waxay ku beegmi kartaa: Benfica, Manchester City, Bayern Munich, Bayer Leverkusen, Real Madrid, Porto & Sevilla.

BAYER LEVERKUSEN | 2-aad Group E (10 dhibcood) |Waxay ku beegmi kartaa: Arsenal, Napoli, Barcelona, Atletico Madrid, Leicester & Juventus.

BORUSSIA DORTMUND | 1-aad Group F (14 dhibcood) |Waxay ku beegmi kartaa: PSG, Benfica, Manchester City, Porto & Sevilla.

REAL MADRID | 2-aad Group F (12 dhibcood) | Waxay ku beegmi kartaa: Arsenal, Napoli, Monaco, Leicester & Juventus.

LEICESTER | 1-aad Group G (13 dhibcood) | Waxay ku beegmi kartaa: PSG, Benfica, Bayern Munich, Bayer Leverkusen, Real Madrid & Sevilla.

PORTO | 2-aad Group G (11 dhibcood) | Waxay ku beegmi kartaa: Arsenal, Napoli, Barcelona, Atletico Madrid, Mónaco, Borussia Dortmund & Juventus.

JUVENTUS | 1-aad Group H (14 dhibcood) |Waxay ku beegmi kartaa: PSG, Benfica, Manchester City, Bayern Munich, Real Madrid, Bayer Leverkusen & FC Porto.

SEVILLA | 2-aad Group H (11 dhibcood) |Waxay ku beegmi kartaa: Arsenal, Napoli, Monaco, Borussia Dortmund & Leicester City.