{AKHRISO} Magacyada Wariyaasha Qaraxa Ku Dhawacmay.

0
242

Illaa Afar Wariye oo ka mid ah Wariyaasha ka Howlgala Magaalada Muqdisho ayaa ku dhaawacmay Qaraxii labaad ee ka dhacay Hotelka Dayax ee Magaalada Muqdisho.

Wariyaasha oo u badan  Sawir qaadeyaal u shaqeya Wakaalado dibadda ku yaalla,waxaa waxaa kamid ah Wariye Faarax AP,Wariye Saruurow,Wariye Gacal oo Tv-ga Horn Cable ka tirsan iyo Wariye lagu Magacaabo Gurey.

Sidoo kale waxaa Qaraxii Kowaad ku dhaawacmay Wariye C/qadar C/llaahi Maxamed oo Radio Kulmiye ka tirsan.