Xubno ka tirsan Baarlamaanka Somaliya ayaa gudbiyay Mooshin ku aadan in la fasaxo Xildhibaano gaaraya 5 Xildhibaan oo Madasha Wadatashiga Qaran ay amartay in dib loogu laabto.
Xildhibaanadan ayaa gadaal ka riixaya Mooshin awood u siinaya Baarlamaanka Somaliya inay go’aan rasmi ah ka gaaraan Shantaasi Xildhibaan inaysan Doorashada ku noqon oo sidooda lagu fasaxo.
Inta badan Xildhibaanada Mooshinkaan gudbiyay ayaa ka soo jeeda Koonfur Galbeed Somaliya, kuwaasi oo ku doodaya inay sharci tahay Doorashada Xubnaha Shanta Xildhibaan ay horay u soo galeen.
Hadaba Magacyada Xildhibaanada gudbiyay Mooshinkaan ayaa waxa ay kala yihiin sidan:-
- Maxamed Huseen Isaaq
- Maxamed Mursal Maxamuud Boorow
- Axamed Xaaji Maxamed
- Maxamed Ali Huseen
- Abdi kariim Moalim Hasaan
- Adan Ali Idiris
- Mohamed Bakar
- Abdullahi Abadi .
- Yacquub Ali Mohamed
- Daahir Cabdi Cabdullaahi
- Khaliif Sheekh cabdullahi
- Cusmaan Kibax Abrali
- Sheekh Aadan Maxamed
- Axmed Mayow Cabdulle
- Axmed Xasan
- Hassan Ali
- Mohamed Ahmed Garweyne
- Xasan Cabdullahi Siraaji
- Ibrahim Isaaq Yarow
- Mohamed Ahmed
- Hassan Moalim Huseen
- Maxamed Mursal
- Shariif Sheekhunaa maye
- Hamza Saciid Hmza
- AbadiAziiz Hassan Mohamed
- Mohamed Bona
- Xuseen Maxamed
- Maxamed macalim yaxye
- Iman Cabdulaahi Ali
- Zamzam Ibraahim
- Fowziya Mohamed
- Hani Abdullahi Adan
- Raabaco Abdullahi Nuur
- Maryan Macalim Isaaq
- Haniifa Mohamed Ibraahim
- Timiro Maxamed Cali
- Deeqo Xuseen Xasan
- Nadiifo Aadan Isaaq
- Macalim Aadan
- Ali Abdi Osmaan
- Aamina Hasan Ali
- Jawaahir Abuukar Abdi
- Axmed Abdixafiid Mohamed
- Sandheera Maxamed Iftin
- Idiris Abow
- Safiyo Xasan Nuur
- Maxamaed Isaaq Cismaan Fanax
- Ilyaas Cali Xasan
- Sayid Cali C/qaadir
- Xasan Cabdi Nuur
- Cali Aadan Xuseen
- Isaaq MaxAMED Maxamuud
- Maxamuud Cali Maxamed
- Cadow Ibraahim Dhabow
- C/qaadir M Osobow
- C/laahi Cali Maxamuud
- Iftiin Xasan Imaan
- Cali Osman Hirsi
- Cabdi Cali Xasan
- Sagaar Ibraahim Cabdalla
- Cabdullaahi Cumar Abshirow
- C/laahi Rooble
- Maryan Aweys Jaamac
- Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim Maxamuud
- Sahro Xaaju Xuseen