DAAWO: Qaar Kamida Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya Oo Si Kulul Uga Hadlay Arimo Ay Kamidyihiin Doorashada Kadib Kulan Kadhacay Kampala

0
214

Kulan ka dhacay magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda ayaa waxaa warmurtiyeed ka soo saaray musharaxiin ay ka mid ahaayeen Sheekh Shariif Sheekh Axmed, C.raxmaan Maxamed Faroole iyo Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).

War Murtiyeedka ayaa waxaa ay ugaga hadleen  arrimaha abaaraha, doorashooyinka iyo khilaafka ka taagan Dowlad Goboleedka Galmudug.

Halkan Ka Daawo Kulanka ka dhacay Kampala.