{DAAWO SAWIRADA} Afrika iyo todobaadkii Tagay

0
370

Qaar ka mid ah sawirada Afrika guud ahaa iyo dhowr xabo oo aan ka soo xulanay Soomaaliga oo la qaaday todobaadkii tagay.

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Cabdirashiid Xidig oo sheekeysanaaya ka hor intuusan dhammaan loollankii ka dhexeeyay ee ah gudoomiyaha baarlamaanka.
Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Cabdirashiid Xidig oo sheekeysanaaya ka hor intuusan dhammaan loollankii ka dhexeeyay ee ah gudoomiyaha baarlamaanka.
Xildhibaan Cabdishire Jaamac oo codkiisa ka dhiibanayay doorashadii gudoonka baarlamaanka
Xildhibaan Cabdishire Jaamac oo codkiisa ka dhiibanayay doorashadii gudoonka baarlamaanka
Mid ka mid ah dumarka xildhibaanada ah oo codkeeda dhiibaneysa
Mid ka mid ah dumarka xildhibaanada ah oo codkeeda dhiibaneysa
Sabtidii, Wiil yar oo isku soo xardhay taageerada uu u haayo madaxweynaha cusub ee Ghana Nana Akufo-Addo. Daankiisa ayuu ku sawiray jaceylka uu u hayoLahaanshaha sawirkaREUTERS
 Wiil yar oo isku soo xardhay taageerada uu u haayo madaxweynaha cusub ee Ghana Nana Akufo-Addo. Daankiisa ayuu ku sawiray jaceylka uu u hayo
Isla munaasabaddaas, rag durbaan ka garaacaya oo madadaalinaya madaxweynaha cusub munaasabaddaas, rag durbaan ka garaacaya oo madadaalinaya madaxweynaha cusub
Kuwanna waxay yeerinayaan buun ay ugu talagaleen madaxweynaha
Kuwanna waxay yeerinayaan buun ay ugu talagaleen madaxweynaha
Dalka Ivory Coast waxaa ruxay kacdoon ay sameeyeen ciidamadan oo ku sugnaa jidadka magaalada Bouake, oo ah magaalada labaad ee ugu weyn, waxay codsanayeen in si wanaagsan loola dhaqmo.
waxaa ruxay kacdoon ay sameeyeen ciidamadan oo ku sugnaa jidadka magaalada Bouake, oo ah magaalada labaad ee ugu weyn, waxay codsanayeen in si wanaagsan loola dhaqmo.
Kacdoonkaasi wuxuu sababay ciriiri dhanka isu socodka ah. Rakaabkan waxay seexdeen wadada, waxayna sugayaan gawaari.
Kacdoonkaasi wuxuu sababay ciriiri dhanka isu socodka ah. Rakaabkan waxay seexdeen wadada, waxayna sugayaan gawaari.
Xubnaha u ololeynaaya soo celiya gandheheena #BringBackOurGirls, oo Axaddii dibad bax ku qabtay Abuja. waxay maamuusayeen 1000 maalmood oo laga joogo markii la afduubtay gabdhihii Chibok.Xubnaha u ololeynaaya soo celiya gandheheena #BringBackOurGirls, oo Axaddii dibad bax ku qabtay Abuja. waxay maamuusayeen 1000 maalmood oo laga joogo markii la afduubtay gabdhihii Chibok.
Laakiin ololeeyayaashaas sidey rabeen wax uma dhicin oo ciidamadan ayaa dhexda uga dhacay oo kala ceyriyay
Laakiin ololeeyayaashaas sidey rabeen wax uma dhicin oo ciidamadan ayaa dhexda uga dhacay oo kala ceyriyay
Askeri ilaalo haya xilli la Kenya lagu daahfurayay qad tareen oo cusub oo isku xiraya Nairobi iyo Mombasa. Mashruucan ayaa xarigga laga jaray Arbacadii.
Askeri ilaalo haya xilli la Kenya lagu daahfurayay qad tareen oo cusub oo isku xiraya Nairobi iyo Mombasa. Mashruucan ayaa xarigga laga jaray Arbacadii.
Sidoo kale Arbacadii, tartanka Barketball-ka naafada ee Suudaanta Koofureed oo ka dhacay Juba.nSidoo kale Arbacadii, tartanka Barketball-ka naafada ee Suudaanta Koofureed oo ka dhacay Juba.
Nin dhallinyaro ah ayaa dhagxaan ku tuuraya sladhig boolis oo ku yaalla xuduudda Tunisia iyo Libiya. wuxuu ka mid yahay dibad baxayaal ka careysay xannibaad la saaray ganacsiga isu gudubka xuduudda.
Nin dhallinyaro ah ayaa dhagxaan ku tuuraya sladhig boolis oo ku yaalla xuduudda Tunisia iyo Libiya. wuxuu ka mid yahay dibad baxayaal ka careysay xannibaad la saaray ganacsiga isu gudubka xuduudda.
Talaadadii, Gabadha uu dhalay wasiirkii biyaha ee Burundi ee la dilay, Emmanuel Niyonkuru, waxay ka duceyneysay duugta aabeheed oo lagu qabtay Bujumbura.Talaadadii, Gabadha uu dhalay wasiirkii biyaha ee Burundi ee la dilay, Emmanuel Niyonkuru, waxay ka duceyneysay duugta aabeheed oo lagu qabtay Bujumbura.
Dalka Aljeeriyana, haweeney ah sarkaal sare oo booliska ka tirsan ayaa u jilba-jabsatay inay eegto gabar yar oo guri la'aan ah oo wax cuneysa. Waa sadaqo ay booliska ugu talagaleen dadka aan guryaha lahayn.Dalka Aljeeriyana, haweeney ah sarkaal sare oo booliska ka tirsan ayaa u jilba-jabsatay inay eegto gabar yar oo guri la’aan ah oo wax cuneysa. Waa sadaqo ay booliska ugu talagaleen dadka aan guryaha lahayn.
Caruur ay barakiciyeen dagaallada magaalada Kaduna ee Nigeria oo hortaagan guri ay qaxooti ku yihiin.Caruur ay barakiciyeen dagaallada magaalada Kaduna ee Nigeria oo hortaagan guri ay qaxooti ku yihiin.

 

XIGASHO BBC