Waxaa Magaalada Baledweyn Ee Xarunta Hiiraan Ka Socdo Dhismaha Wado Laami Ah Oo Ay Is Ka Kaashanayaan Maamulka Gobolka Hiiraan Iyo Ganacsatada Magaalada.
Wadadaan Oo Ku Taalo Bartamaha Magaalada Gaar Ahaan Inta Udhaxeeyso Aargo Labaad Iyo Buunda-weyn Ayaa Ah Mid Aad Umashquul Badan.
Qaar Kamid Ah Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Baledweyn Oo La Hdlay Radio Hiiraanweyn Ayaa Soo Dhaweeyey Dhismaha Wadan Waxa Ayna Tilmaamen In Ay Ka Qeeyb Qaadaneeyso Bilicda Magaalada
Sidoo Kale Shacabka Ayaa Ugu Baaqay Qurba Joogta Gobolka In Ay Ka Qeeyb Qaatan Hormarka Ka Socdo Gobolka Hiiraan Gaar Ahaa Magaalada Baledweyn.